U bood dhigaalka

Madaxweyne Ku-xigeenki Hore Ee Puntland Oo Loo Doortay Senator

Ogoosto 11, 2021

Maxamed Cali Yusuf gaagaab ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee Aqalka sare dowlad gobaleedka Puntland ku guuleystay.

Gaagaab ayaa waxaa u tanaasushay musharax Kowsar cabdullahi Xirsi oo kula tartameysay kursiga.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga labaad ee aqalka sare.

Goobjoog News