1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Shirka Afisyooni Oo Soo Dhamaaday, Jadwalka Doorashada oo La Shaaciyay Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muqdisho laba maalmood uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada. Madaxda ayaa isku raacay jadwalka doorashada xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye “Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waa In Ay Ogalaadaan Isbadal Iyo Doorasho Xalaal” Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ay ogalaadaan isbadal iyo Doorasho Xalaal,wuxuuna hadalkan ka sheegay munaasad tartan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Jacob Zuma oo Xabsi Lagu Xukumay Madaxweynihii hore ee dalka south africa Jacob Zuma ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah kadib markii uu ka dhaga laabtay amar ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan: Waxaa ay Aheyd Fursad Ka Qasaartay Dalka iyo Dadka Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka ayaa sheegay in ay fursad doorasho qof iyo cod ah dalka looga qaban lahaa ay ka qasaartay . Qoraal GMDQ ay soo dhigeen bartooda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo Diiday Xabad Joojinta Abiy, Xaaladda Gobalka Oo Faraha Ka Baxday Waxaa saaka dagan xaaladda magaalada Mek’ele ee gobalka Tigrega kadib markii ay xalay la wareegen ciidamada TPLF. Ciidamada xoreynta tigreega ee magacooda loosoo gaabiyo TDF ayaa lagu arkayaa saaka waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalinti Labaad Galay Waxaa magaalada Muqdisho ka socda maalinti labaad shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo ay yeelanayaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan ayaa looga arinsanayaa sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Itoobiya Oo Lagala Wareegay Magaalada Mek’ele Wararka naga soo gaarayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in markale Jabhadda TPLF ay la waeeegtay magaalada caasimadda ah gobalka Tigreega ee Makelle . Ciidamada Itoobiya ayaa isaga baxay kadib weeraro…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Ku Shaqaynaa Khibrada Odayaasha Isboortiga Dalka” Guddoomiyaha Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya mudane Xaaji Aadan Cabdulle ayaa sheegay in shaqooyinka kala duwan ay hayaan madaxda Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya ayaa qeyb ka yihiin ciyaartooydii hore Soomaaliya,isagoo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Oo Booqday Dhaawacyadii Wisil: “ Lama aqbali karo in cadowgu laayo shacabkeenna” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday dhaawacyada weerarkii Wisil ee yaalla isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta gacanta ku haya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadli Doonaa Shirka Rooble iyo Maamul Gobaleedyada? Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa markale lagu wadaa in muqdisho maanta shir uga furmo . Shirkan la filayo inuu dhaco saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu…