2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xakameynta faafitaanka nooca seddexaad ee cudurka dabaysha, ka dib olol tallaal oo laga hir galiyay dalka sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO. Agaasimaha WHO…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho oo Kala Xiran Kahor Shirka Golaha Shacabka Waxaa Saakay xiran inta badan wadooyinka Muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo goobaha qaar isku socodka dadka iyo gaadiidka ay diidayaan Ciidamada dowladda. Wadooyinka oo lagu arkayo ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Mursal oo Kulmaya Xilli Cabsi Laga Muujinayo Ajendaha Waxaa maanta oo Arbaca ah xarunta Villa Hargeysa la filaya in uu ka furmo Fadhi ay yeelanayaan xildhibaanada Golaha shacabka BJFS. Xildhibaanada oo xalay loo diray fariin ku aaddan in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Beesha Caalamka Kula Hadlay Arrimaha Doorashooyinka Dalka Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda kulamada looga hadlayo Khilaafaadka Arrimaha Doorashooyinka dalka. Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaarahaha dalka ayaa Xalay kulan Xubnaha beesha Beesha caalamka kula qaatay Xafiiskiisa. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Badbaado Qaran Oo Sheegtay In Aysan Aqbali Doonin Muddo Kordhin Baarlamaanku Uu Sameeyo Madasha Badbaado Qaran oo sheegtay in aaney gacmaha ka laaban doonin muddo kordhin lagu carqaladeynayo doorashada, waxayna ka hor yimaadeen is hor istaagga xildhibaanada. War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga Oo Soo Badbaadiyay Muhaajirin Ku Xayirnaa Xeebaha Izmir Ugu yaraan 71 Muhaajiriin ah laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta dalkasi . Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa waxay u direen kooxo si ay u soo badbaadiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ururka Dhakhaatiirta Oo Ku Baaqay In La Qaato Talaalka Corona Virus Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay qaadashada Talaalka Corona Virus oo dhawaan dalka soo gaaray. Dhaqaatirta ayaa sheegay in maadama Cudurka uu soo laba kacleeyay loo bahan yahay…
9 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste) Fiinaalkii Champions League ee sanadkii 2007 dhex maray kooxaha Liverpool iyo AC Milan ayaanan sameyn taariikh iyo xusuus u dhiganta fiinaalka tartankaas ee 2005 ka dhacay Istanbul. Labadan koox ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood Paul Pogba ayaa aakhirkii dib u helay Baabuurkiisii Rolls-Royce ka ahaa ee muddo dhowr bilood ah ku jiray gacanta booliska. Xiddigga kooxda Manchester United ee ka dhisan waddanka Ingiriiska, Paul…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Maamul Goboleedyada oo Farmaajo Kala Wareegay Hoggaanka Doorashada Maamul goboleedyada federaalka ah ee shanka ah oo maalmahan fadhiyo aan kala kac laheyn ku lahaa xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka muuqato isu soo dhowaanshiyo iyo iney…