4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Rooble ku Qaadan Karaa Kaalinta Hoggaamineed Ee Marxaladda Kala-guurka?! Baajinta uu ra’isul wasaaraha xil gaarsiinta Maxamed Rooble baajiyey dibadbaxyadii Jimcaha iyo heshiiska dab biyo ku shubidda ahaa ee uu la galay musharaxiinta madaxweynaha iyo qaabka ay arrintaasi usoo dhoweeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Saraakiil Ka Tirsan Al-shabaab ku Soo Rogay Cunaqabateyn Kadib codsi Golaha Ammaanka QM uga yimid dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka , ayaa cuna qabteyn loogu soo rogay saraakiil sar sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab ee ka dagaalamada Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Sheegay In Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Binu Salmaan Uu Bixiyay Amarkii Lagu Dilay Wariye Jamal Khashoqji Fiidnimadii Jimcaha Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa ku dhawaaqay “xanibaadda shaqsiyaadka ku lugta lahaa falalka ka dhanka ah mucaaradkii wariye khashiqji. Blinken wuxuu sheegay in wasaaradu xayiraad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulanka Rooble iyo Musharixiinta Oo Ka Furmay Muqdisho waxaa goordhaw magaalada Muqdisho kulan u dhaxeeya Ra’iisul wasaare Rooble iyo xubnaha midawga musharixiinta. Kulankan oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka taagay ayaa waxa uu ka dhacaya Hotel Decale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo 9 Qodob Cabasho ah ka Gudbiyay Farmaajo Golaha Midawga Musharixiinta ayaa warqad ay u direen Beesha caalamka waxa ay madaxweeynaha Waqtigiisa dhamaaday Farmaajo . Qoraalka ka soo baxay Musharixiinta ayaa looga dalbaday qodobo ay ka mid yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Tahay Ajendeyaasha Ay Kala Wataan Dowladda iyo Mucaaradka ee Shirka Décalé? Waxaa maanta lagu wadaa in dhinacyada dowladda federaalka ah iyo musharaxiinta ay ku kulmaan magaalada Muqdisho si xal looga gaaro ismariwaaga. Wararka ayaa sheegaya in dhexdhexaadin ay wadeen odeyaal iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Musharaxiinta Oo Villa Somalia Kaga Digay In La Carqaladeeyo Banaanbaxa Maalinta Jimcaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha ka dhacaya taalada Daljirka Daahsoon ,iyagoo ka digay in Dowladda ay hor istaagto…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ugaaska Beesha Xawaadle Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Allaah U Naxariisto waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ahaa Ugaasyada Soomaaliyeed. Ugaas Xasan ayaa waxa uu u geeriyooday xanuunka Covid-19 oo hayay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha caalamka: Waa in DF iyo Maamul Goboleedyada Ku Heshiiyaan Hirgelinta Doorashada Beesha caalamka ayaa saxiixayaasha heshiiskii 17-kii September waxay ku baaqday in ay si degdeg ah isugu yimaadaan si loo dhameeyo hawlaha doorashada iyada oo laga ambaqaadayo shaqadii guddiga farsamo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Gaaray Kismaayo Waxaa magaalda Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland gaaray wafdi uu hogaamminayo Ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan . Wafdiga ayaa waxa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay…