Nin Darawal Ah Oo Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Sheeko:Dalka Nin hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dilay nin darawal ahaa, oo aad looga yaqaanay degmadaasi. Qof ka mid ah dadka ku dhaqan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa “Wada Hadallo Ayaan La Wadnaa Ahlu-sunna” War-saxaafadeed kasoo baxay wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa lagu sheegay in wada hadallo ay la wadaan ahlu-sunna waljameeca, si ay qeyb uga noqdaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Soomaaliyeed Oo Biyo La’aan Ugu Geeriyooday Yemen Wararka ka imaanaya dalka Yemen, gaar ahaan xerada Al-kharas oo ay ku sugan yihiin Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa sheegaya in halkaasi ay biyo la’aan darteed ugu geeriyoodeen Caruur. Wariye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doon Ay Saaran Yihiin Xoolo Farabadan Oo Ku Gubanaysa Dekadda Boosaaso Doon ay saaran yihiin xoolo badan ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ku gubanayso dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari. Doonidaan oo aad ugu dhaw Dekadda Boosaaso ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Shacabkii Saarnaa Markabka Nawaal 3 Oo Boosaaso Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso waxaa maanta si rasmi ah uga degay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay dagaallada ka socda dalka Yemen, kuwaa oo tiro ahaan ka badan 2-kun oo qof. Markabkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Is Casilay Ismaaciil Maxamed Warsame oo ahaa wasiirkii cadaaladda maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in gabi ahaanba uu iska casilay xilkaasi uu haayay, isaga oo qodobo u sababeeyay. Mudanaha oo maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Dhibaatada Dhaqaale Ee Dalka Haysata Waxaa Ugu Wacan Doolarka iyo EVC” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa ka hadlay culeysyada dhaqaale ee dalka ka jirta, taasi oo horseeday in dad badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakool: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dagaallamay Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray Degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool, gaar ahaan duleedka degmadaasi. Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Garbahaarey Oo Iska Fogeeyay Eedeyn Ah In Ay Jir Dileen Dad Shacab Ah Maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa beeniyay eedeyn loo jeediyay oo ah in ciidamada maamulkaasi ay dhawaan jirdil u geysteen dad shacab ah oo ku dhaqan magaaladaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad “Waxaan Dhiseynaa Dowlad Gobaleed Tiirar Adag Leh” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah gudoomiyaha Odayaasha soo xulay Ergooyinka ka qeybgalaya shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Galgaduud, ayaa sheegay in hadda ay soo dhisayaan maamul sal…