Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Sheegay In Howlgallada Jubbaland Ka Socda Yihiin… Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgallada ay ciidamada Jubbaland ka wadaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimo. Waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wadayaasha Mootooyinka Bajaajta Oo Cabasho Ah (Dhageyso) Darawallada kaxeeya mootooyinka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa cabasho ballaaran ka muujiyey lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay. Qaarkood uu la hadlay Goobjoog waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Jubbaland Oo Wadda Xallinta Tabashada Shacabka Gedo Maamulka Jubbaland ayaa wada dedaal uu ku doonayo inuu ku xalliyo tabashada ay qabaan shacabka ku dhaqan deegaannada gobolka Gedo. Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Ammar Cusub Soo Saaray Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray ku faray wasaaradda maaliyadda in la joojiyo dhammaan casnhuur dhaafkii loo sameynayey hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xoolo Dhaqato Cabasho Ka Ah Ciidamada Puntland Xoolo dhaqatada ku sugan degaan hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka Cabanaya ciidamada Puntland oo ay sheegeen in ka burburiyeen Barkado iyo guryo ay lahaayeen. Dadkan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Sool Oo La Heshiisiiyey Beello ku dagaallamay gobolka Sool ayaa heshiis la kala dhexdhigay, kadib dedaallo ay sameeyeen waxgaradka iyo sidoo kale xubno ka socda Somali State. Beelahan oo muddo ku dagaallamay gobolkaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhan $150 Kun Oo Ku Gubatay Dab Ka Kacay Suuqa Baardheere Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xooggan oo xalay qabsaday suuqa degmada Baardheere ee gobolka Gado halkaais oo khasaare xooggan uu ka dhashay. Inkastoo dabkan waxa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dad Ku Dhow Iney Harraad Ugu Dhintaan Deegaanno Ka Tirsan Sool Biyo la’aan baahsan ayaa ka jirta qeybo ka mid ah deegaanno hoos taaga degmada Caynaba ee gobolka Sool. Biyo la’aantan ayaa Labadii bil ee ugu dambeysay waxa ay saameyn xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Waqooyiga Gaalkacyo Oo Hal Arrin u Ballanqaaday Madaxweyne Dani Waxgaradka ku dhaqan Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay doorashadii 8-dii bishan ka dhacday magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Nabadoon C/casiis Sheekh Yuusuf oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dadkii Ku Hanti Beelay Dadbkii Suuqa Bakaaraha Oo Caawinaad u Baahan Ganacsatadii habeen ka hor ku hanti beeshay dadbkii ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan. Waxa ay sheegeen in halkaasi uga…