Baarlamaanka Itoobiya Oo Liiska Argagaxisada Ka Saaray ONLF Sheeko:Dalka Kulan ay maanta magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka ee dalkaasi ayaa waxay si rasmi ah liiska argagaxisada uga saareyn saddex urur. Baarlamaanka ayaa u… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Falanqeyn Ku Saabsan Doorashada 2020 Sid ay ogaatay Goobjoog News bishii March 2018, Soomaaliya sanadka 2020-ka waxaa lagu heshiiyay in ay ka dhacdo nidaam-ka doorasho ee PR ama “proportional representation”. Waxaa sidoo kale horraantii bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nadaafad Darri Ka Jirta B/weyne Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan waxaa ka jirta nadaaafad darri baahsan, taasi oo ka dhalatay fatahaaddii uu dhowaan ku dhuftay magaaladaasi. Waddooyin muhiim ah oo ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Eedeysay DFS Maamulka Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta waxay ku eedeysay iney ka been sheegtay qodobadii kasoo baxay shirkii Isgaarsiinta ee dhowaan Puntland lagu qabtay. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Puntland Oo Howlgal Ka Sameeyey Gaalkacyo Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa howlgal waxay ka sameeyeen waqooyiga magaaladaasi. Howlgalkaan ayaa ahaa mid qorsheysan, waxaana lagu soo qabqabtay dhallinyaro lagu eedeynayey iney ku howlanaayeen iibinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Jubbaland Oo La Isku-shaandheeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isku shaandheyn ku sameeyey wasiiradiisa, iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyey isku shaandheyntan. Madoobe ayaa sheegay in la tashi uu la sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag: 21 Qof Oo Ku Sumoobay Caano Qoys aroos ah ayaa deegaanka Jiingad oo Xingalool ka tirsan waxa ay ku sumoobeen caano ay cabeen. Caruuskii, Caruusaddii iyo Labadii malxiis ayaa ka mid ahaa 17 kale oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Laga Mamnuucay Xoolaha Lagu Soo Daayo Wareegto uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay xoolaha lagu soo dhex daayo magaalada. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dadka leh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Kenya Warbaahinta Gudaha ayaa sheegtay in 9 qof ay dhinteen, halka 20 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii ay isku dhaceen gaari Xamuul ah iyo mid dadweyne shilkaas oo ka dhacay subaxnimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaalkacyo Oo Maaro u La’ Ganacsatada Maamulka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa sheegay in ay maaro u la’ yihiin ganacsatada magaaladaasi, kadib markii ay soo badatay diidmada lacagta shilinka Soomaaaliga. Xirsi Yuusuf Barre oo ah…