Shir Looga Hadlayo Xasilinta Dalka Oo Ka Furmay Muqdisho Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shir looga hadlayo xaslinta dalka. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka kala socota maamul… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Nabad Ugu Baaqday Somaliland Iyo Puntland Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay waxay kaga hadashay dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq iyo sidoo kale xiisadaha u dhaxeeya maamullada Puntland iyo Somaliland. Waxay culimada usoo jeediyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Sida Looga Hortagi Karo Musuqa Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee looga hortagi karo musuqa ka jira dalka. Waxay dadkani oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Qoysaskii Ka Baracay Deegaanka Tukaraq, Sool Qoysaskii ka barakacay dagaallada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay haysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Maxamuud Mire oo ka tirsan dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Somaliland Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Sool Wararka saakay oo Isniin ah ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Puntland iyo Somaliland ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaannao kamid ah gobolkaasi. Xiisaddan ayaa dib u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Taariikhada Deegaanka Ceel-macaan, Sh/dhexe Ceel- macaan waa deegaan gobolka Banaadir uga beegan dhanka bari waxayna Muqdisho u jirtaa ku dhawaad 35 KM, waxa ay deegaan noqotay horaantii sanadkii 1991-dii, waana deegaan ka tirsan gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa La Filan Karaa Haddii Soomaaliya Iyo Itoobiya Sameystaan Guddi Wasiirro Oo Isku Dhaf Ah? Kulan gaar ka ahaa kala fadhiga 32-aad ee golaha fulinta midowga Africa ayaa wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu waxa uu soo jeediyey inay sameeyaan guddi wasiirro isku dhaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Waddo 3-KM Ah Oo La Dhisayo Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhagax dhigay Waddo 3-KM ah oo kasoo bilaabaneysa garoonka diyaaradaha Baydhabo, sidoo kalena ku eg madaxtooyada magaaladaasi. Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Ay Ciidamada Puntland Ka Sameeyeen Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay waxay howlgallo ka sameeyeen xaafadaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Saraakiisha Booliiska gobolka Bari ayaa warbaahinta u sheegay iney soo…