In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaallo Ka Dhacay Sanaag Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaallo u abaabulan qaab beeleed ay dib uga bilowdeen deegaanka Ceel-afweyn ee gobolkaasi, waxaana dagaalladan ka dhashay khasaare kala duwan. Goob… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Hobyo Oo Isku Diyaariyey Soo Dhoweynta Farmaajo Shacabka ku dhaqan degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa isku diyaariyey soo dhoweynta madaxweyne Farmaajo oo maanta la filayo inuu degmadaasi tago. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Qof Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Masar Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa xabsiga dhigay muwaadiniin Soomaaliyeed, kadib howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Qahira ee xarunta dalkaasi. Ciidamadan ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay xaafadaha ku yaalla degmada Nasri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Yariisow Iyo Taabit Oo Kulmay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Injineer C/raxman Yariisow iyo guddoomiyahii isaga ka horreeyay Taabit Cabdi ayaa xalay saq dhexe kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Guddoomiye Yariisow, Wasiirka Amniga Maxamed Abukar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taabid Oo Shaaciyey In Labo Arrin Oo Kaliya Uu Ku Waayay Xilkiisa Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa sheegay in xil ka qaadistiisa ay soo dedejisay Labo arrin oo uu saxaafadda usoo bandhigay. Waxa uu tilmaamay in arrimahaasi ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmajo Iyo Waxgarad Ku Kulmay Caabudwaaq Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku sugan degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa habeenkii xalay aha wuxuu kulamo la yeeshay waxgaradka degmadaasi. Waxgaradka ayaa madaxweynaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Taabit Hasoo Bandhigo Waxa Xilka Looga Qaaday Iyo Wixii Ka Dhacay Xarunta Gobolka” Aqoonyahan Maxamed Caalim oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi laga doonayo in taageerayaashiisa usoo bandhigo sababha xilka looga qaaday iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ku Wajahan Hobyo, Mudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu aado degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa madaxweyne Farmaajo wehlinaya madaxweynaha Galmudug Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Muqdisho Faah fahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay nawaaxiga Jaamacaddii Gaheyr ee magaalada Muqdisho, kasi oo khasaare ka dhashay. Qaraxan ayaa la sheegay in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Carruur Ah Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Mandhera Wararka ka imanaya deegaanka Takaba ee Mandheera ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dhimatay Afar carruur ah, kadib qarax miino oo deegaankaasi ka dhacay. Carruurtan ayaa la sheegay in…