Itoobiya Oo Xirtay Xuduudda Aan Rasmiga Ahayn Ee Dhanka Balanballe, Galgaduud Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa iney xirtey xadka aan rasmiga ahayn ee ay Soomaaliya kala leedahay dhanka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka shacabka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Bakool Wararka ka imaanaya gobolka Bakool, gaar ahaan deegaanka Abal iyo sidoo kale deegaano halkaasi ku dhow ayaa waxay sheegayaan iney jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada dowladda oo garabsanaya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Dowladda Maraykanku Ma Joojin Taageerada Dhanka Amniga Ee Soomaliya” Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Qaar Kamid Ah Qoyska Nimcaan Hilaac Ciidamada Somaliland ayaa weeraray hoyga uu magaalada Boorama ka degan yahay fanaanka Nimcaan Hilaac, markii la sheegay in fanaanka uu halkaasi tagay, kadib safar dhulka ah oo uu kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Xeebaha Liibiya Oo Badbaadiyey 250 Qof Oo Tahriibayaal Ah Ciidamada ilaalada xeebaha Libya ayaa badbaadiyey in ka badan 250 qof oo muhaajiriin aha, kuwaasi oo doonayey in dooman yaryar ay uga baxaan Libya. Muhaajiriintaan la badbaadiyey ayaa waxay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ka Doodaya Arrinta Qudus Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa ka doodaya beri oo Isniin ah mashruuc ku saabsan go’aankii madaxweynaha mareykanka uu ugu aqoonsaday Qudus inay tahay caasimadda Isaeal. Dowladda masar ayaa mashruucaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Lagu Soo Tababaray Uganda Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho 55 askari oo dalka Uganda kusoo qaatay tababarka Leyli Sarkaalnimo ayaa maanta oo Sabti ah dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo soo dhoweyn ballaaran loo sameeyay magaalada Muqdisho. Wasiirka gaashaandhigga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Waddooyin Ku Xirmay Dagaalladii Gaalkacyo Oo Maanta Dib Loo Furay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod ayaa maanta oo Sabti ah waxay ku guuleysteen iney dib u furaan waddooyin muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaalla Itoobiya Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) ayaa Afar sano kadib waxaa laga soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya, kadib markii ay maxkamad ku xukuntay 27 sano oo xabsi ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tiicey Oo Sheegay In Magdhow Ka Doonayo Dowladda Belgium Madaxweynihii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicey oo dib u helay xorriyadiisa, kadib Afar Sano oo uu ku xirnaa dalka Belgium ayaa gaaray dalka Maraykanka. Tiicey ayaa…