Ciidamo AMISOM Ah Oo Macalimiin Iyo Ardey Ku Diley Duleedka Muqdisho Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa deegaannada Carbiska iyo Lafoole ayaa waxay sheegayaan in ciidanka AMISOM ay halkaasi ku dileen arday iyo macallimiintooda. Ciidamadan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Wajahan Dalka Turkiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu u ambabaxo dalka Turkiga sidey inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Waxa uu Ra’isul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, saakay oo Arbaco ah waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgal ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Howlgalkaan oo daba socda qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 40-aad Ee Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Furmaya Manta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal inuu ka furmo Kalfadhiga 40-aad ee baarlamaanka maamulka Puntland. Guddoomiyeyaasha Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeeysa maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Deegaanka Qob-gaashaan oo ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dab Xalay Ka Kacay Boosaaso Dab xooggan ayaa habeenkii xalay aha wuxuu ka kacay Labo kaalin shidaal, kuwaasi oo ku yaallay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Dabkaan ayaa markii hore ka kacay mid kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Dhiggiisa Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar ka mid ah wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa Magaalada Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay magaaladaasi, gaar ahaan saldhigga dhexe. Qof isku soo xiray walxaha qarxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Jabuuti Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo safar ku maraya qaar kamid ah dalalka gobolka ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta wadanka Jabuuti. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Garoowe Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay goor dhow gaareen guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo guddoomiyaha aqalka sare…