Xildhibaannad Hirshabelle Oo Ka Laabtay Mooshinkii Ay Ka Keeneen Guddoomiyahooda Sheeko:Dalka Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa dib uga laabtay mooshin dhowaan ay ka keeneen guddoomiyahooda Cismaan Barre Maxamed. Xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiye Cismaan ayaa tiro ahaan gaareye 39 mudane, iyaga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garasbaaley Oo Eedeeyay Maamulka Degmada Dayniile asMaamulka degaanka Garasbaaleey ayaa kan degmada Deyniile ku eedeeyay inuu farogalin dhuleed ku hayo deegaankooda. Guddoomiye ku xigeenka degaanka Garasbaaleey Cabdullaahi Cabdi Maxamuud oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ballaaran ay saakay illaa iyo xalay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgaladan ayaa ciidankan waxay ka sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Baardheere Ee Gedo Xaaladda degmada Baardheere ee Gobalka Gado ayaa saakay lagu soo waramaya in ay degan tahay,kadib dagaal habeenkii xalay halkaa ka dhacay. Dagaalka ayaa ka dhacay Xero ciidan oo ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Beeleed Ka Socda Hiiraan Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa maanta dib uga bilowday deegaanka Banyaaley ee gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. In ka badan 10 qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Balcad Ee Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka degmada Balcad iyo maleeshiyaad hubeysan ayaa maanta ka dhacay duleedka degmadaasi, waxaana dagaalkaan ka dhashay khasaare kala duwan. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmdug Oo Musuq Lagu Eedeeyay Kulan ay yeesheen maamulka iyo odayaasha dhaqanka ee deegaanka Gallinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa waxay eedeyn u jeediyeen madaxda guddiga gurmadka abaaraha ee Galmudug waxayna sheegeen in qeybtii uu deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Xirsi “Dowladda Haka Dhabeyso Ballanqaadkeedii Dib u Habeynta Garsoorka” Abukaaate Maxamuud Maxamed Xirsi oo ka tirsan ururka qareennada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya looga baahanyahay iney ay ka dhabeyso balanqaadkeedii ahaa in Saddex bil gudahood wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Iyo Warbixin: Weerarkii Posh Treat iyo Pizza House Ee Muqdisho Weerar isugu jiray qarax Ismiidaamin ah iyo mid toos ah ayaa dagaalyahanno la sheegay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab waxay xalay ku qaadeen Posh Treat iyo Pizza Hotel oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dib Uga Bilowday Banyaaley, Hiiraan Wararka naga soo gaaraya deegaanka Banyaaley ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya Labo bee loo deegaankaasi wada deggan. Warar…