Maraykanka Oo Xoojinaya Duqeynta Ka Dhanka Ah Al-shabaab Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday iney sare u qaadi doonto duqeynta ka dhanka ah Al-shabaab ee ay Soomaaliya ka fuliyaan. Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Maraykanka islamarkaana magaciisa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo habeen kahor duqeyn culus ka geystay deegaanno kamid ah gobolka Shabella Hoose, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Goob joogayaal ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo u Diyaargarowday Shirka London Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan Lancaster House ee caasimada London. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Dalka Mauritania Oo Geeriyooday Waxaa geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Mauritania Cali Walad Maxamed oo ahaa 64 sano jira, madaxweynaha ayaa isataagay wadnaha ka dibna sidaasi ayuu ku dhnitay sida ay sheegtay wakaaladda wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddomiyaha Gobolka Baay Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Baay, kadib markii guddoomiyahii hore ee gobolkaasi loo magacaabay wasiirka difaaca ee dalka. Guddoomiyaha cusub ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Dowladda Ugu Baaqay In La Baaro Dilkii Wasiir Siraaji Maamulka Jubbaland ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyey dilkii habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee wasiirkii wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta Cabaas C/laahi Siraaji. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahadaay Oo Ka Digey Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka digey fatahaad uu geysan karo wabiga Shabeelle ee degmadaasi mara. Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa sheegay in roobab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye Oo Ku Baaqay In La Dhiso Dekadda Hobyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug u soo jeediyay inuu dardargeliyo furitaanka dekadda Hobyo iyo dib u heshiisiinta. Wareysi uu siiyay Goobjoog ayuu ku sheegay Nabadoon Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Sheegay Caqabado Horyaalla maamulka Galmudug Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa sheegay in maamulkooda ay horyaallaan arrimo dhowr ah oo qabado leh. Wuxuu sheegay in waxyaabaha hadda laga doonayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gaabinaya Booqashadiisa Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa soo gaabinaya safarkii uu ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa warbaahinta…