Booliis Dheeraad Ah Oo La Geynayo Xarumaha Waxbarashada Kenya Sheeko:Dalka Dowladda Kenya ayaa ciidamo Booliis dheeraad ah waxa ay geeneysaa guud ahaan jaamacadaha dalkaasi iyo xarun walbo oo waxbarasho, arrimo la xiriira cabsi laga qabo weeraro ay qaadaan Al-shabaab. Thomas… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhaliishay Hay’adaha Samofalka Ah Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka hay’adaha samofalka ah ee ka howlgala deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Camey ayaa sheegay in madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Ruux Oo Abaar Ugu Geeriyootay K/galbeed Wasaaradda gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in abaarta ka jirta deegaannada maamulkaasi ay u dhinteen dad gaaraya 18 qof, Labadii bil ee ugu dambeysay. Wasiirka wasaaraddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Howlgal Miino Baaris Ah Ka Sameeyay Inta u Dhaxeya Muqdisho Iyo Afgooye Ciidamada AMISOM ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay inta u dhaxeya magaalada Muqdisho iyo Afgooye ka sameeyeen howlgal Miino baaris ah, iyaga oo miinooyin qarxiyey. Wararku waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Socda Magaalada Jowhar Ee Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka bilowday dibadbax ay dhigayaan qaar kamid ah shacabka ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka Oo Daahfurtay Xarunta Qaran Ee Isku Dubaridka Gargaarka Si loo dhiiri galiyo howlaha gurmadka ah ee wax loogu qabanayo Dadka Abaaraha ayku saameeyeen Gobolada Dalka ayaa Sababtay in la daahfuro Mashruucan la isku haleeshiinayo Gurmadka Bulshada iyo kan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Ka Qeylo Qaaday abaarta Gobolkaasi Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto gobolkaasi, islamarkaana dadku u baahan yahay gurmad dhan walbo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Joojiyey Shaqadii Isbitaalka Degmada Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in maamulka Hirshabelle uu joojiyey dhammaan shaqadii ka socotey isbitaalka degmadaasi. Wariyaheena Jowhar ayaa soo sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Tayeeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho, waxaana shirka ka soo qayb galay dhamaan wasiirada iyo wakiilo ka kala socday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaraddaha, isaga oo kormeeray Hannaanka shaqo ee hay’addahaasi. Ra’iisal Wasaaraha ayaa mid…