25 Qof Oo Ku Geeriyootay Duqeymo Ka Dhacay Waqooyig Syria Sheeko:Dalka Ugu yaraan 25 ayaa ku geeriyootey duqeymo ka dhacay waqooyiga dalka Syria taas oo lala beegsaday saldhig Miltari oo ay ku lahaayeen Ururka Fatxullaahi oo halkaasi ku yaallo. Ururka u… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark Oo Ka Laabatey Dib Usoo Celinta 1,200 Qaxooti Soomaaliyeed Dowladda Denmar ayaa maanta oo Talaado ah waxay ku dhowaaqday iney ka laabatay go’aankii ahaa in dalka dib loogu soo celiyo 1,200 ruux oo Soomaali ah, kuwaasi oo qaab qaxooti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA Oo Ka Hadashay Abaarta Soomaaliya Iyo Gurmadka Loo Baahan Yahay Hay’adaha Qaramada Midoobey ayaa sheegay in Soomaaliya u baahantahay lacag dhan 864 Milyan oo doolar si loo gar-gaaro dad ay tiradoodu gaareyso 3.9 milyan oo qof oo ay abaarta saameysay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Direy Xildhibaannada Labada Aqal Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo maanta gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa baaq u direy xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu Gaas xildhibaannada ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 5 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Baydhabo Cudurka Shuban biyoodka ayaa ka dilaacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyo deegaannada kale ee ku dhow magaaladaasi. Isbitaalka guud ee magaalada Baydhaba waxaa la dhigey 97 ruux oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Saameynta Cudurka Shuban Biyoodka Oo Yaraatey Maxamed Axmed Nuur Ciise, guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada maamulka degmada B/weyne oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ugu horreyn ka hadlay saameynta cudurka shuban biyoodka oo dhibaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Maxay Ka Tiri Doorashooyinka Soomaaliya Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ka hadlay doorashooyinka ka socda Soomaaliya, isaga oo soo dhoweeyey hanaanka ay u socdaan doorashooyinka iyo sida xildhibaannada Labada aqal loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaan qiyaastii 25-km u jira degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Xirey Koonfurta Dalka Sudan Ciidamada Booliiska ee Koonfurta Sudan ayaa xabsiga dhigey Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in ay dhac ka geysteen dalkaasi. Afhayeenka Labaad ee ciidamada Booliiska Koonfurta Sudan, Santo Domic ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Ka Shiray Amniga Gaalkacyo Guddiyada Nabadeynta Gaalkacyo, maamullada Puntland Iyo Galmudug ee gobolka Mudug, Waxgarad iyo Odoyaal dhaqameed ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen sidii loo amba qaadi lahaa dhameynta waxyaabaha ku…