Dhallinyaro Lagu Qabtay Howlgallo Ay Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Magaalada Muqdisho Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgallo dhallinyaro dhowr ah lagu qabtay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Warta Nabadda iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Wariyaheena Ibraahim… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 100 Qof Oo Lagu Qabtay Holwgal Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ciidamada Booliiska ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo kaasi oo lagu soo qabtay dad gaaraya 120 qof. Howlgalkaan ayaa xooggiisa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Diiddan In Laga Raro Dhul Ay Deggan Yihiin Oo Dibadbax Ka Dhigay Ex- Control Afgooye Boqolaal qof oo Barakacayaal ah ayaa maanta dibadbax waxay ka dhigeen Isgoyska Ex-control ee magaalada Muqdisho kuwaa oo diiddan ammar ay sheegeen in la siiyey oo ah inay ka baxaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Ciidamo Gaar Ah U Sameysay Doorashooyinka Dalka Ka Dhici Doona Madaxa Howlgalka AMISOM Frencisco Madera ayaa sheegay in AMISOM ay ka qayb qaadanayso sidii loo sugi lahaa nabadgalyada dalka xilliga doorashadu dhacayso. Madera ayaa tilmaamay in guddi gaar ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banndhigga Labaad Ee Carwada Buugaagta Muqdisho Oo Furmay Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay Bandhigga Labaad ee Carwada Buugaagta, iyadoo Bandhiggan uu socon doono muddo Saddex Maalin ah. Waxaa Bandhiggan ka qeybgalaya qorayaal Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirk Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan Xiriirka Maraykanka iyo Soomaaliya, Burcad Badeedda, Dacwadda Badda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ka Digtey Sii Wadista Xaalufka Lagu Hayo Dhirta Maamulka Puntland ayaa ka digay in lasii wado xaalufka lagu hayo dhirta kadib markii ay soo shaac baxeen warar sheegaya in taasi hoos u dhac ballaaran ku keentay wax soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War IGAD: Qatarta Al-shabaab Wey Baahday Xarakada Al-shabab oo inta badan la sheego inay dagaallo ka wado dalka Soomaaliya ayaa hadda waxa ay u muuqaneysa in hawlgaladoodii ay ku sii baahayaan wadamada deriska la ah Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye: Qareenno Ayaa Loo Qabtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Ku Xiran India Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaalia ayaa meesha ka saartay in Dowlada Federaalka ay ka gaabisay wax ka qabashada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xir xiran Xabsiyo ka mid ah Caalamka. Wasiirka wasaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga Labaad Ee Carwada Buugaagta Oo Maanta Ka Furmaysa Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Bandhigga Labaad ee Carwada Buugaagta, kaa oo socon donna Muddo Saddex maalin ah. Maxamed Diini oo ah…