Dekadda Hobyo Oo Qaab Macmal Ah Ku Shaqo Billaabaysa Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay qorsheynayaan in lagu howlgeliyo dekadda degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxa uu sheegay Guuleed in tallaabada hore… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeymo Ka Dhacay Dalka Siiriya Oo Gallaaftay Nolosha Shacab Badan Dad gaaraya 50 ruux ayaa ku dhintay duqeymo loo geystay Iskuullo iyo Isbitaallo ku yaalla waqooyiga Siirya, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin u hadlay Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo sababay khasaare kala duwan.…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Wasiirkii Gashaandhigga Muxyiddiin Maxamed Xaaji Ibraahim Muxyiddin Maxamed Xaaji Ibrahim oo horay Soomaaliya uga soo noqday xildhibaan iyo wasiir ayaa maanta lagu dilay qarax lagu xiray gaarigiisa xilli uu marayey agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho Muxyiddin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Qaraxii Maanta Ka Dhacay Nawaaxiga KM-4 Oo Lagu Dilay Wasiir Hore Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay nawaaxiga Ishoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay inuu ku xirnaa gaari uu saarnaa Muxudiin Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Bixinaya $ 4.3 Milyan oo Lagu Taageero Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya Wasiirka gaashaandhigga Ingiriiska Penny Mordaunt MP oo Soomaaliya soo booqatay ayaa sheegtay in dalkeeda uu bixin doono ilaa $ 4.3 million oo lagu taageerayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hoose Oo Burburin Ku Billowday Boorarka Ku Qoran Afafka Qalaad Maamulka gobolka Banaadir ayaa subaxnimada isniinta bilaabay burburinta boorarka ku qoran afafka qalaad ee ku dhegen waddooyinka magaalada Muqdisho. Burburinta ayaa ka bilaabatay Wadada Mekka Al-Mukarama oo ah waddo ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabadaha Ay La Kulmaan Soomaalida Ku Nool UK Dalka Ingiriiska waxaa ku nool Soomaali badan kuwaasi oo badi halkaasi tagay wixii ka dambeeyay burburkii dowladii dhexe ee dalka. Waxaa jirta caqabado ay la kulmaan qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in qarax la sheegay inuu yahay Miino uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Jarmalka Iyo Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shir looga hadlayey amniga oo dalka Jarmalka ka dhacay ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan. Waxa uu kaga hadlay khudbaddiisa…