Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay duqeymo ka geysteen deegaanno gobalkaasi ka tirsan. Diyaaradahan oo joog hoose ku socday ayaa la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Maamulka Hawada Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Nairobi Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa ka dhacay shir ballaaran oo looga hadlayay maamulka Hawada Soomaaliya, iyo sidoo maamulka Hawada loogu wareejin lahaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Shirkani waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Ka Wada Gobalka Baay Wararka ka imaanaya gobalka Baay ayaa waxaysheegayaan in ciidamada dowaladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay howlgal aad u ballaaran ka wadaan degaanno ka mid ah gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Rajo Ka Muujisay Heshiis Ay La Gasho Ahlu-sunna Maamulka Galmudug State ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey inay mira dhalaan wada hadallada iyaga iyo maamulka Ahlu-unna ee Gobalka Galgaduud, lana so oaf jaro wax walbo oo ay tabanayaan Ahlu-sunna.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Uu Reebay Qaraxii Diyaaradda Daallo Airline Ka dib qaraxii labada bishan ka dhacay gudaha diyaaradda daallo airline waxaa soo ifbaxayey sameeynta uu reebay qaraxaasi iyadoo ay hakad galeen duulimaadyada diyaaradaha Soomaaliya yimaada qaarkood. waxaan si toos…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalmar: Isaga Oo Aragga La Ayuu Ku Hamiyaa Inuu Dalka Horumariyo Dalmar Caddow Maalin waa wiil dhallinyaro ah oo da’diisa ay ka hooseyso 20 ka sano waxa uu aragga beelay isaga oo jira 3sano markaas oo uu sababsaday xanuunka Soomalida u…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Ciraaq Oo Caalamka Ugu Baaqay Taageero Siinta Soomaaliya Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Cirqaa Ayad Allawi oo shalay khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, ayaa beesha caalamka waxa uu ka dalbaday…
2 daqiiqo Sheeko:War ICT Director Purpose of the position The main role of the ICT Director is to manage and direct the effective provision of technology and information systems to the Galmudug Ministry of…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Soomaaliya Iyo Ciraaq Waxaa Ka Dhexeeya Xiriir Soo Jireen Ah” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Ra’isul Wasaarihii hore ee Ciraaq hadana ah Madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Loogu Dabaal Degayey Maalinta Ciidanka Badda Soomaaliyeed Oo Ka Dhacday Muqdisho Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Badda iyo Difaaca ee XFS, taas…