Xukuumadda Federaalka Oo Sheegtay Inay La Dagaallamayso Faqriga Sheeko:Dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la dagaallamayso faqriga oo saameeyn adag ku leh nolosha qoysas badan oo Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte oo hadal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabuuti Oo Xiriika u Jartay Iran Dowladda Jabuuti ayaa shaaca ka qaaday in ay xiriirkii Diblomaasiyadeed u jartay dalka Iran kadib markii dhawaan dad carreysan ay weerar ku qaadaan safaaradda dowladda Sacuudiga ku lahayd dalka Iran.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Maamulka Bakool Sare Ku Biiri Doono Maamulka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Xildhibaan Maxamed Iidle Geedi Xarow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in suurta gal ay tahay in maamulka Bakool sare uu ku biiro maamulka loo sameynayo goballada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Daahfurka Himilooyinka Horumarka Waara Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah furtay kulanka Himilooyinka Horumarka Waara (SDG) iyadoo furitaanka kulankaan uu ka qeybgalay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Cadaado Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug. Maxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa markii ay ka dageen Garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Taageertay Sacuudiga Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye oo u waramay Idaacadda BBC ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiriirka Soomaaliya iyo Iiraan, iyo sidoo kale taageerada ay dowladda Federaalka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dalka Oo Loogu Baaqay Inay Ka Fikiraan Sidii Loo Heli Lahaa Ciidan Hanta Amniga Dalka Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur oo ka mid ah aqoonyahana Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay madaxda dalka in ay ku mashquulaan sidii loo heli lahaa ciidan Soomaaliyeed oo hanta amniga iyo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay Sababtii Ay u Xireen Saldhig Dhanka Cirka Ah Oo Ay Ku Lahaayeen Itoobiya Dowladda Maraykana ayaa joojisay duulimaadyada diyaaradaha iswada ee loo yaqaan Drone ee ka soo kici jiray saldhigga Maraykanka uu ku leeyahay dalka Itoobiya kuwaa oo ay ku weerari jirtay dagaalyahanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Nool Gobalka Gedo Oo Ka Cabanaya Xaalad Nolol Xumo Barakacayaal ku nool degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay sheegeen in xilligaan ay lasoo deristay. Dadkani oo u badan qoysas haysta caruur aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Gobalka Sanaag Inta la xaqiijiyay Seddax caruur ah ayaa u geeriyootay qarax Bam oo ka dhacay deegaanka Balli Busle ee gobalka Sanaag. Wararka ayaa waxay sheegayaan in caruurtaan ay ku ciyaarayeen Bamkaan…