WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamo Kala Taabacsan Ahlu-sunna Iyo Galmudug Oo Ka Billawday Caabudwaaq Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billawday dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Qof ku sugan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadal Loo Furay Beello Ku Dagaallamay Gobalada Sool Iyo Nugaal Beello dhawaan ku dagaallamay gobalada Nugaal iyo Sool ayaa loo furay wada hadal nabadeed si loo xalliyo wax walba oo lagu dagaallamay. Guddiga xalinta dagaalladaan ayaa sheegay in Labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balanbal Oo Baaq u Diray Ahlu-sunna Waljameeca Maamulka degmada Balanbale ee gobalka Galgaduud ayaa fariin u diray maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Galgaduud, gaar ahaan garabka kasoo horjeeda maamulka Galmudug. Hareeri Xasan Barre oo ah gudoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Galmudug Oo Kulamo La Leh Waxgaradka Caabudwaaq Wararka saaka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in wasiiro ka mid ah maamulka Galmudug ay kulamo la leeyihiin waxgaradka ku dhaqan degmadaasi. Kulamadaan ayaa ah kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macallin Iskuul Oo Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Rag hubeysan aya ahabeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen qof la sheegay inuu ahaa Macallin Iskuul, xilli uu ku dhawaa hoygiisa ku yaalla xaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Laga Qaaday Inta u Dhaxeysa Gaalkacyo Iyo Bandiiradley Ee Mudug Ciidamo qaab deegaan u abaabulan, kana howlgala deegaanka Bandiiradley ee gobalka Mudug oo garab siinaya kuwa Booliiska ah ayaa ku guuleystay inay qaadaan Isbaarooyinka yaallay inta u dhaxeysa deegaankaasi iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caabudwaaq: Hoyga Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo La Weeraray Rag hubeysan oo loo maleynayo inay ka mid yihiin ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay weerar ku qaadeen hoyga wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug C/qaadir Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Baladweyne Oo Deeq Kala Duwan La Guddoonsiiyay (Sawirro) Hay’adda DRC ayaa deeq isugu jirta Joodariyaal, maacuun iyo agab kale oo muhiim ah waxa ay guddoonsiisay qaar ka mid ah Soomaalida kasoo cararay dagaallada Yemen ee ku sugan magaalada…
11 daqiiqo Sheeko:War Seddex Sano Kadib Khudbaddii Musharaxnimada Madaxweyne Xasan Sheekh Maanta oo kale 8-dii bishii Sebteembar, 2012 waxa ay ahayd maalintii uu jeediyey khudbadiisa musharaxnimo markii uu xilka madaxweynenimada u tartamayay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, xilkaasi oo labo maalin kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Lix Bil Oo Sanadka 2015-ka Ah Shir ay yeesheen Golaha wasiirada Galmudug ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlay qoondaynta Miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug. Wasiirka maaliyada Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali saciid Cumar ayaa soo bandhigay…