U bood dhigaalka

Bangiga Dhexe Soomaaliya oo Xaqiijiyey Amarka Lagu Xirayo (Forex Trading)

Sheeko:Dalka

Qoraal ka soo baxay bangiga dhexe ee Soomalaiya oo la soo gaarsiiyey Goobjoog News ayaa lagu amray bangiyada ganacsiga dalka iney xiraan dhammaan xisaabaadka ka ganacsiga lacagaha qalaad ee suuqyada caalamiga ah ee (Forex Trading).

Isla qoraalka waxaa ku jira in bangiyada ay sheegaan dhammaan xisaabaadka furan iyo lacagaha ku jira.

Saraakiil ka tirsan bangiga dhexe oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in go’aankan lagu gaaray fadhi ay yeesheen madaxda sare ee bangiga dhexe.

Halkan Ka Akhriso:

 

Mawduucyada:Gobollada