Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah

Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay boqor Buur-madow ka dib markii uu horay maxkamaddaan uu uga qaatay Racfaan.

Boqor Buur-madow ayaa maxkamadda gobolka Maroodi-jeex waxay horay ugu xukuntay shan sano oo xabsi ah ka dib markii lagu soo eedeeyay in uu ku tuntay Dastuurka.

Boqor Buur-madow ayaa xukunka maxkamadda waxaa uu ka qaatay Racfaan balse maanta ayey dib ugu xukuntay saddex sano oo xabsi ah.

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW