U bood dhigaalka

Burtinle: Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Dagaalka Gumbur Ee Sool Iyo Nugaal

Sheeko:Dalka

Madaxwaynaha dowlad goboleedka  Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas maanta oo tagay Magaalada Burtinle ayaa sheegay inay wadaan hishiis ay kala dhex dhigayaan Dadka kud-dagaalamay  degaankaasi.

Madaxweynaha Puntland  oo booqday degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa ka hadlay dagaal labo beelood ku dhex maray deegaanka Gumbur ah howdka u dhexeeeya Gobalada Sool iyo Nugaal.
Madaxwayanaha ayaa kulama laqadanaya dadka degaanka waxaana uu sheegay in labada dhica uu lahadlay dirirta ay u-dhaxeeso ayna balann qadeen hishiis rasmi ah inay wada-gaaraan.
Waxaa kale uu sheegay dhica Mudug in meel wanaagsan ay marayaan nabada Gaalkacyo oo dhawaan hishiis la gaaray taasi uu sheegay in waxbadan ay kabadashay nolosha dadka uu sheegay inay donayaan nabad waaarta.