Galmudug
-
amaanka
Mucaaradka Musharaxiinta Oo Villa Somalia Kaga Digay In La Carqaladeeyo Banaanbaxa Maalinta Jimcaha
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha ka dhacaya taalada…
Read More » -
amaanka
Midowga Musharaxiinta Oo Markale Ku Baaqay Dibadbaxyo Looga Soo horjeedo Madaxweynihii Hore Soomaaliya Ee Farmaajo
Midowga Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku baaqay bannaan bax maalinta jimcaha oo ku beegan 26…
Read More » -
Baarlamaanka
Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble “Waa nasiib-darro In La Yirahdo Dalka Dowlad Kama Jirto”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay rabshadihii xalay iyo…
Read More » -
Banaadir
Shirka Wada Tashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmaya
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in shirka wada tashiga ah ee dowladda federaalka ah iyo…
Read More » -
amaanka
Akhriso : Shir Dhuusamareeb Ka Socda Maalintii Labaad
Magaalada dhuusamreeb waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, kas…
Read More » -
amaanka
Siyaasiyiinta Gobalada Waqooyi Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb
Shir jaraa’id oo ay goor dhaw magaalada Muqdisho ku qabteen gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillahi, siyaasiyiinta iyo…
Read More » -
amaanka
Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Maamulada Dalka Oo Maanta Furmaya
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug , ka furmaya shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada…
Read More » -
amaanka
Madaxweeynaha Jubbaland Oo Gaaray Dhuusamareeb
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe . Madaxweeynaha galmudug…
Read More » -
amaanka
Shirka Dhuusamareeb Oo Maanta Furmaya
Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filaya in magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo shirka wada tashiga dowlad gobaleedyada dalka iyo…
Read More » -
amaanka
Guudlaawe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe. Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi…
Read More »