U bood dhigaalka

Dab Xoogan oo Ka Kacay Suuqa Wayn ee Hargaysa

Sheeko:Dalka

Dab xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa wayn ee magaalada Hargeysa caasimadda Somaliland, kaas oo geystay khasaare hantiyadeed oo aad u baahsan, waxaana uu yahay mid aad ugu faafaya suqa qeybihiisa kala duwan.

Ciidamada dabdamiska ayaa ku howlan sidii ay u joojin lahaayeen dabka, waxaana sawirada laga soo qaaday ay muujinayaan dabka mid baaxad leh yahay , bulshada magaalada ayaa dhankooda ka wada gurmada lagu hakinayo

Waxaan ilaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha dhabta ee uu dabku gaystay maadama uu wali aad u socdo, waxaana ciidanku ay wadaan gurmad ballaaran, waxaana la ogeyn sasbta ka dambaysay dabka inuu ka kaco suuqa weyn.

May be an image of 1 person, standing, fire and outdoors

May be an image of 2 people, people standing, fire and outdoorsMay be an image of 3 people, fire and outdoors

 

May be an image of 4 people

May be an image of 6 people, people standing and outdoors

May be an image of 10 people and people standing

Goobjoog News