Dagaal Ka Dhacay Shabeellada Hoose

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay.
Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaabay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ku lahaayeen deegaankaasi, waxaana dagaalka uu socday in ka badan saacad.
Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalkan, balse lama oga tirada rasmiga ah inta ay la egtahay.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkan uu ku bilowday rasaasta culus, waxaana jira madaafiic la is weydaarsaday.
Ma jiro wax war ah oo dagaalkan ay kasoo kala saareen dhinacyadii dagaallamay, iyadoo ay deggan tahay xaaladda halkii lagu dagaallamay.
Goobjoog News
Vuwynf sjjjgu Buy cialis usa cialis without prescription
Mkptoe tezzmp buy viagra cheap online cialis 20 mg price walmart
Nxkzhv dayvpz buy cialis online best place to buy cialis online reviews