U bood dhigaalka

Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobalka Jubbada Hoose

Sheeko:Dalka

Wararka naga soo gaarayo deegaanka Taabta oo hoostaga gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in dagaal khasaaro gaystay uu ciidamada ATMIS iyo ururka alshabaab ku dhex maray deegaanka.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS.

Illa iyo hadda macadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka, waxaana wararka naga soo gaarayo deegaanka Taabta ee gobalka Gobolka Jubbada Hoose.

Goobjoog News