U bood dhigaalka

Degdeg: Farmaajo oo Berri La Kulmaya Xisbiyada Qaran

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu berri 10-ka subaxnimo la kulmo madaxda xisbiyada qaran ee dalka.

Mas’uuliyiin ka tirsan xibsiyada oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya inuu sidaa ay uu ku soo wargeliyey agaasimaha madaxtooyada.

Lama oga ajendaha uu rabo madaxweynaha inuu kala hadlo xaisbiyada laakin tani waxaa ay imaaneysaa maalin kadib kulanka isaga oo Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo labaduba ka tirsan madasha xisbiyada qaran.

Goobjoog News