U bood dhigaalka

DFS Maxay Ka Tiri Weerarkii Al-shabaab Ee Nairobi?

Sheeko:Dalka

Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Hoteel ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

“Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa uu daaha ka qaadayaa mar kale wejiga xun ee argagaxisada” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka.

Halkaan hoose ka akhriso: