U bood dhigaalka

Dhageyso: Ahmiyadda Sharciyo Ganacsiga Oo Ay Wasiirrada Hirshabeelle Ansixiyeen

Sheeko:Dalka

Gollaha wasiirada Hirshabeelle ayaa meelmariyay shalay kulankoodii magaalada Jowhar ay ku yeesheen sharciyo kamid ah ganacsiga sida shatiyada oo kale kuwaasoo ay soo diyaarisay wasaaradda ganacsiga ee dowlad goboleedkaasi.

Intii dalka burburka uu ku jiray adeegyo badan oo dowli ah muhiimna u ah nolosha shacabka ayaa maqnaa walina in badan oo kamid ah maqan.

Haddaba si aynu sharciyada la meel mariyay wax badan kaga ogaanno waxaa Goobjoog News ay la xiriirtay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Yaxye Ismaaciil Maxamed oo aan wax ka weydiinnay bal inuu sharraxaad inaga siiyo.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

Goobjoog News