U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Ay Gool FM Ka Sameysay Nadaafadda iyo Islaamka

Sheeko:Dalka

Nolol caafimaad oo  bad-qab leh waxay ka suurta geli kartaa deegaan nadiif ah oo la diyaariyay, taasna waxay ka suurtageli kartaa marka ay bulshadu garowsato nadaafadda deegaanka isla markaana u kacdo in ay ka shaqeyso

Xeryaha ay ku nool yihiin dadka soo barakacay waa meelaha ay nadaafaddoodu hooseeyso sidaas darteed waa in ay bulshada iyo maamulada hoggaaminayaba ka shaqeeyaan nadaafadda goobaha ay dadkaasu ku nool yihiin

Gool fm waxay qabatay dood ku saabsan sida xeryaha dadka soo barakacay looga dhigo karo goobo nadiif ah oo ku habboon in lagu noolaado waxaa ka qeybgalay Saadaq Maxamed oo ka tirsan dhalinyarada deegaanka iyo Shiikh Xasan Axmed Nuur oo ka mid ah mashaa’ikhda soomaaliyeed.

Halkan Ka Dhageysto, Barnaamijka oo Dhameystiran:

 

Mawduucyada:Gobollada