Dhageyso: Gaas Oo Codsaday In La Sugo Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanka Cusub

Puntland oo hadda ay ka socoto soo xulista xildhibaannada cusub ayaa lagu wadaa in 08-Jan-2019 ay ka qabsoonto doorashada madaxtinimo.

Madaxwaynaha Puntland ayaa Odayaasha soo Xulaya Xildhibaanada ka codsaday in qoonadada haweenka inay siiyaan Xildhibaannada soo socda.

Dhanka kale wasiirka haweenka ayaa iyan ka hadashay qoondada haweenka ee aqalka wakiillada Puntland 2019-ka.

Warbixinta hoos ka dhagayso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW