U bood dhigaalka

Dhageyso Gudoomiye Yuusuf Dabageed Oo Eedeen U Soo Jeediyay Madaxwene Waare

Sheeko:Dalka

Gudoomiya gobalka Hiiraan Yuuf Axmed Hagar  Dabageed ayaa eedeen waxa uu u jeediyay madaweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare..

Gudoomiyaha oo maanta magaalada Baladweyne shir jaraaid ku qabtay ayaa sheegay in aad u dhaliilayo siyaasadda iyo wax qabadka madaxweyne Waare.

Sidoo kale gudoomiya ayaa sheegay in madaxweynu sida uu rabo uu tagri falo maamulka ay wada leeyihiin dadka  reer Hirshabelle, waxa uuna xusay uu maxweynu ka gaabiyay wax ka qabashada gobalka Hiiraan  iyo magaalda xarunta u ah ee Baladwene.

dhanka  kale Dabageed ayaa sheegay in daqliga maamulka aanay jirin cid mushaar laga siiyo wasiir ama Xildhibaan Hirshabelle ah.

Hlkaan ka dhageyso