U bood dhigaalka

Dhageyso: Muuse Biixi Oo Puntland Ugu Baaqay In Laqaato Nabdda

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay nabad doon islamarkaasna aysan wadin wax dagaal iyo colaad intaba ah.

Muuse Biixi ayaa tilmaamay in ay Somalilanad leedahay xaduud uu sameeyay gumeystihii islamarkaasna looga baahanyahay dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Puntland in ay ixtiraamaan Sohdinta Somaluland.

Biixi waxaa uu sheegay in Somaliland aysan u socon in ay dhibaateyso Puntland waxaa uuna ku baaqay in laqaato nabadda.

halkaan hoose ka dhageyso codka Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Goobjoog News