Dhageyso: Puntland Oo Shaacisay Sababtii Ay u Joojisay Shir Uu Qaban Lahaa Wasiirka Qorsheynta DFS

Maamulka Puntland ayaa sharaxaad ka bixiyey sababtii ka dambeysay iney baajiyaan shir uu magaalada Garoowe ku qaban lahaa wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya.
Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay sababta shirkaasi u joojiyeen ahayd xiriirka dowladda dhexe iyo Puntland oo aan wanaagsaneyn.
Waxa uu tilmaamay maadaama la joojiyey wadashaqeyntii la joojiyey aanay xaq u lahayn wasiirada xukuumadda in shirar ku qabsadaan deegaannada Puntland.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Goobjoog News
Nihkwg xvupiq Pharmacy viagra cialis discount
Dlbivy gaufdy Buy viagra no prescription best online pharmacy
Pscxls upincj Generic viagra usa rx pharmacy