Dhageyso: RW Kheyre Oo Shaqada Ka Joojiyay Wasiir Ka Tirsan Xukuumaddiisa

Wasiirka koowaad ee xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa shaqadii ka joojiyay mid kamid ah wasiirradiisa.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali , ayaa shaqo joojintani ku sababeeyay arrimo dhowr ah oo ay mid tahay dowlad wanaag wuxuu ku sameeyay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya Maxamed Khaliif Diiriye Shaakuud.

Waxaa sidoo kale wareegtada ka soo baxday xafiiska Raysal wasaaraha lagu sheegay in shaqo joojinta uu ku sameeyya wasiir xigeenkii wasaaradda ganacsiga kaddib codsi kaga yimid Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir.

Wareetada waxaa akhrinaya agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW