Dhageyso: Sicir Barar Ka Jira Suuqyada Garoowe

Sayladda Xoolaha Garowe ayaa waxaa saamayn ku yeeshay sicir bararka ka jira Garowe , iyadoo dollarku oo kor u kacay.

Yusuf Taleex oo ka mid ah dalaaliinta Waaweyn ee ka shaqeya salayadda Xoolaha Garowe ayaa ka warbixiyay Qiimaha Xoolaha iyo sida uu dollarka kacay uu sameeyay dadka iyo dhaq dhaqaaqa Ganacsiga.

Yuusuf waxaa uu tilmaamay in qiimaha xoolaha ay la socdaan sicirka meesha ay mareyso markaas lacagta dollarka iyo alaabaha kale, waxaa uu hoosta ka xariiqay in sicirka lacagta dollarka ee Suuqyada Garoowe ay tahay mid aan u sarreysa.

Waxaa uu ka dalbaday Maamulka Puntland iyo dowladda dhexe in Jaangown lagu sameeya Sarifka Lacagata dollarka si ay isku keenaa badeecadaha iyo nolosha dadka.

 

 

 

 

Z0000047

Goobjoog News

Related Articles

21 Comments

  1. Hide ALL IP Full Crack is the best IP masquerading software in the world, it hides all your IP apps and games from spies and hackers, you can browse anonymously, prevent identity theft, and protect yourself from hackers intrusion, just need one click to start./crackforhideallip

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW