U bood dhigaalka

Dhageyso: Sida Ay U Shaqeeyaan Maxkamadaha Maamulka K/galbeed

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee K/galbeed Axmed Cali Muuse ayaa ka hadlay sida ay u shaqeeyaan Maxkamadaha maamulkaasi.

Guddoomiye Axmed Cali Muuse oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Maxkamadaha maamulka K/galbeed Soomaaliya ay si wanaagsan u shaqeeyaan isla markaasna aysan jirin qabado hortaagan .

Dacwadaha ay qabtaan Maxkamadaha maamulka K/galbeed Soomaaliya ayaa u badan waqtigan kiisaska la xiriira is qabqbsiga ka dhasha dulalka taasi oo mararka qaarkood ka dhasha shacabka dhexdiisa.

Halkan hoose ka dhageyso.

 

 

 

Goobjoog News