DHAGEYSO: Siyaasi Shaki Geliyey Lacagta Ay Dowladda Ka Heshay Sacuudiga

Mid kamid ah siyaasiyiinta  kasoo jeeda deegaannada Puntland ayaa sheegay in suurtagal ay noqon karto in dowladda Soomaaliya ay la safato xulufada Sucuudiga.

Professor Cabdullaahi Xuseen Xasan oo arrimaha siyaasadda ka faalooda ayaa sheegay in aysan caddeeyn lacagta dowladda Sacuudiga ay ugu deeqday Soomaaaliya iyo ulajeedka ka danbeaya, balse ay keeni karto shaki ah in Soomaaliya ay la safato dhiggeeda Sucuudiga.

Lacagtan ayuu sheegay in marka hore loo baahan yahay in umaddu ay ogaato halka lageynayo lacagtaan iyo sidoo kale waxa lagu qabanayo.

Sacuudiga ayuu sheegay inuu ku socdo siyaasad ah wax bixi waxna qaado, taasi oo uu kala jeedo in dowladdan ay ulajeed gaar ah leedahay.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga:

Goobjoog News

Related Articles

41 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW