U bood dhigaalka

Dhageyso: Wasiirka Beeraha Hirshabeelle Oo Goobjoog News Kaga Warramay Cabsida Fatahaadda Wabiga

Sheeko:Dalka

Wasiirka beeraha dowlad goboleedka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay casbida laga qabo fatahaad uu iminka sameeyo wabiga Shabeelle ee mara gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Dadka beeraleeyda ah ee ku nool labadaasi gobol ayaa maalmihii dambe qabay cabsi la xiriirta inuu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle.

Wasiirka beeraha Hirshabeelle Xasan Muudeey ayaa sheegay in cabsida sidii loo malaynayay aynaan ahayn islamarkaana dadaallo lagaga hortago ay socdaan haddiiba ay dhacdo inuu fatahaad sameeyo wabiga.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News