Dhageyso: Xasan Sheekh “In Dacaayado La Iska Faafiyo, Waxba Ku Noqonmayno”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray boqortooyada Britain, ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada London ee carriga dalkaasi Ingariiska.

Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool London ayuu kala kulmay soo dhoweyntani, madaxweyne Xasan Sheekh.

Waxaa uu ka hadlay dagaal ku salleysan dacaayadaha oo uu sheegay in aanan meel lagu gaaraynin.

Ugu dambeeyn, wuxuu Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud bulshadii uu la hadlayay uu ka dalbaday in ay kala soo qeyb galaan  xaflad xisbiga uu guddoomiyaha ka yahay qabanayo.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

20 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW