Dhageyso: Xoolo Dhaqato Ku Sugan Dacdheer Oo Dalbanaya In Dib Loogu Celiyo Deegaannadoodii

Qoysas kasoo barakacay degaanka kaxnaane ee gobalka galgaduud ayaa sheegay in xoolihii ay lahaayeen ay ka dhaceen ciidanka Liyuu Booliska Itoobiya.

Degaanka dhacdheer ee gobalkaas ayey shegeen in hadda ay ku sugan yihiin oo ay barakac ku yihiin,iyagoo kujira sida ay sheegayaan xaald adag oo dhanka nolasha ah.

Madaxda cusub ee dowlad deegaanka Itoobiya ayay ka dalbadeen in lagu celiyo deegaannadoodii iyo guryihii ay ka soo barakiciyeen ciidamada Liyuu booliska.

Dadka ayaa sidoo kale codsaday in maxkamad la soo taago hoggaamiyayaasha ciidamada Liyuu booliska kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in ay u gesyteen dhibaatooyin badan.

 

 

 

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW