Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ku Kulmaya Kismaayo

Golaha iskaashiga dowlad goboleeyada dalka ayaa lagu wadaa in ay Kismaayo ku kulmaan Saddexda bisha soo socota ee September.

War-saxaafadeed ay soo saareen golahan ayaa lagu sheegay in Kulankooda uu ka dhici doono Kismaayo waxaa ayna uga hadli doonaan arrimaha khuseeyo maamul goboleedyada dalka.

Haddaba halkan ka akhriso warsaxaafadeedka.

 

 

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW