U bood dhigaalka

Goobjoog News Oo Heshay Jadwalka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe

Sheeko:Dalka

Waxaa la filayaa in dhawaan maamul loo sameeyo gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan, maadaama ay soo hareen Labadaasi gobal kaliya .

Goobjoog News ayay u suura gashay in ay hesho jawdalka ku saabsan maamulka la doonayo in loo sameeyo gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Sida aad ku arki doontaan Jadwalkaan, waxaa ku xusan maalinta ugu horeysa ee la bilaabi doono howsha lagu dhisayo maamulkaasi, illaa iyo maalinta la caleema saari doono madaxweynaha maamulkaasi loo doorto.

Riix halkaan si aad u akhrisato Jadwalka

Goobjoog News

Mawduucyada:Gobollada