U bood dhigaalka

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay

Sheeko:Dalka

Gudoomiyaha KMG ee Golaha Wakiillada Xuseen Yaasiin Xaaji ayaa magacabay Guddiga ka shaqeyn laha Doorashada Gudoomiyaha Golahaasi.

Sidoo kale waxuu Goluhu ansixiyey Habraaca ay ku shaqeyn lahaayeen Gudiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo loo qorsheyey in ay dhacdo 4/1/2019 oo ku beegan maalinka Jimcaha.

Hoos ka akhriso:

punt