U bood dhigaalka

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo Raashiin u qaybisay dad shacab

Sheeko:Dalka

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SOODMA ayaa in kudhow 300 oo qoys oo ah dad danyar ah waxa ay gargaar ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo Muddo go’doon aheed.

Gargaarkaan ayaa Hore Dowladda Imraadka Carabta waxa ay ugu deeqday Dadka abaaraha sameynta ku yesheen waxana uu iskugu jiraa qeybaha kala duwan ee raaahinka.

Dadka Gargaarkaan ka faaiideystay ayaa wajahayey maalmihii danbe xaalado adag oo dhanka nolasha ah iyadoo intaa ugu sii dhereed In degmada Diinsoor ay tahay mid Go’doon ah.