U bood dhigaalka

Hiiraan: Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Oo La Sameeyey

Sheeko:Dalka

Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa wareegti ay soo saartay waxay xilalkii ka qaadday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hiiraan, waxaana xilalkaasi loo magacaabay mas’uuliyiin cusub.

Wareegtadan oo uu ku saxiixan yahay wasiirka arrimaha gudaha Hirshabelle, Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiye ku xigeeenka arrimaha siyaasadda Hiiraan, Duqa B/weyne iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada Hiiraan.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada: