Hiiraan: Xil Ka Qaadis La Sameeyey

Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa sameysay xil ka qaadis iyo sidoo kale xil magacaabis.

Wareegto kasoo baxday wasaaraddan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Xuseen Cismaan Cali oo ahaa guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Hiiraan.

Sidoo kale waxaa xilka laga qaaday C/xakiin Maxamuud Xasan oo ahaa xoghayihii dowladda hoose ee B/weyne.

Halkaan hoose ka akhriso:

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW