U bood dhigaalka

Ibraahim Geedow “Xiriirka Kubbbadda CagtaS Soomaaliya Waa In Uu Wakiilo U Diraa Xirfadlayaasha Jooga Kenya ”

Sheeko:Cayaaraha

Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay Wadanka Kenya laga helayo ciyaartooy iyo macallimiin tayo wanaagsan kuwaas oo door wacan ka qaadan kara Xulka Qaranka wuxuuuna madaxda Xiriirka u sheegay in halkaas loo diro wakiilo soo fiiriyo xidigahaas.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog