U bood dhigaalka

Komishanka Yurub: €294.2 million oo aan Ku Taageeri-doono Bariga iyo Koonfurta Afrika

Sheeko:Dalka

Komishanka Yurub ayaa u qoondeeyey arrimo banii’aadnimo eek a jira Bariga iyo Koonfurta Afrika lacag dhan €294.2 million.
Lacagtan ayaa lagu fulin-doonaa mashaariic dalalka soo socda Djibouti (€500,000), Congo (DRC) iyo haraha the Great Lakes region (€44 million), Ethiopia (€48 million), Kenya (€13 million), Somalia (€41 million), Southern Africa (€27 million), South Sudan (€41.7 million), Sudan (€40 million), Uganda (€30 million). Waxaa kale oo lagu darayaa €9 million ah qaxootiga Burundi ee DRC, Rwanda iyo Tanzania .
Lacagtan waxaa mid dheeri ka ah, ilaa €21.5 million oo ay Komishanka Yurub ku bixiyeen geeska Afrika December 2021, iyada oo gobolka k dhuftay abaartii ugu darneyd tobaneeyo sano.

Goobjoog News